 |
|

|
|
C/C++ language
C/C++ language , waxay kamid tahay luqaha computerka lagu dhiso midda ugu sahlan waana luqad muddo yar lagu baran karo. Taas waxaa dheer in luqadda C ay tahay mid si sahal ah ula shaqayn karta Harware-yada kala duwan ee computerada taasna ay kaga duwan tahay luqadaha kale oo badankood lashaqeeya computerro khaas ah.
Inta aadan qorin C program, waxaad marka hore soo rogataa/download-garee "Compiler". Compiler waa program noo sahli doona inaynu luqadda aynu qornay u wareejino program la akhrin karo.
C compiler form www.c-compiler.com/ Borland Compiler
Tusaale:
#include #include
void main() {
printf( " Waan idin salaamay"); exit(0);
}
Way socon doonaan cashiradu...Inshaa'alaah
Home Print
|
|
 |
 |