![]() |
|||||||
![]() |
|||||||
|
Dhisidda bogaga Internet-ka:
Qiimaha boggaga aanu samayno waxay ka bilowdaan $200 ilaa $400, waa kuwa shakhsiga (personal) ah. Taas waxay ku xiran tahay hadba sidaad wax u dooneyso iyo inta bog ee uu website-ku ka koobnaan doono. Haddii aad leedahay ganacsi (Business) oo aad doonayso in dad badan ay bartaan garacsigaada , waxaanu sidoo kale kuu samayn kartaa bog Internet oo buuxiya baahidaada. Waxaa kale oo aanu kaa caawin kartaa dhinaca xayaysiinta iyo ku darida website-yo badan oo ay kamid yihiin Google, Yahoo iyo bogagga Somalida. Shirkadda Somalitech.com oo jecel inay gacan ka gaysato horumarinta bulshada Somaliyeed ayaa waxay go'aansatey in boqolkiiba 50% discount ay siiso boggaga iskuulada, hay'adaha samafalka, masaajidda, ururada dhalinyarada, ururada dumarka IWM. |
|||||||
![]() |
|||||||
Copyright © 2004-2007 Somalitech.com. All Rights Reserved |
|||||||