Somalitech.com waa shirkad Somaliyeed oo sameysa adeegyadan hoose:-
Dhisidda bogaga Internet-ka kuwaas oo isugu jira kuwo shakhsi (personal) iyo kuwo ganacsi (Business)
Horumarinta barnaamijyada kumbiyuutarka sida: (Online databases & E-commerce)
Tabobarida shaqaalaha iyo kordhinta aqoontooda dhinaca technology-ada casriga ah ee kumbiyuuterka
Iyo waliba cashirro/duruus kumbiyuutar oo isugu jira qoraal, maqal iyo muuqaal oo bilaash ah (Free)
Halkan nagala soo xiriir
|